XOG: Manchester United oo Janaayo keeni doonta Badalka Lukaku, Hadaba waa kuma Xidigaas.

Kooxda Man United ayaa is badal dhan walba ah lagu sameen doonaa Bisha Janaayo Iyagoo Diyaar u ah inay la soo saxiixdaan ciyaartooy badab kubaas oo wax badan ka badali doona kooxdooda.

Jose Mourinho ayaa laga raacdeeyay kooxda Shayaadiinta Cas-cas waxaana shaqada sii wadi doona ilaa dhamaadka cila Ciyaareedka Ola Gunnar.

Macalinka Ku Meel Gaarka ah ee kooxda Man United ayaa bandhig wacan sameeyay isagoo kulankiisa koowaad guul weyn ka gaaray kooxda Cardif oo uu 5-1 ku garaacay.

Maamulka Man United Ayaa Diyaar u ah inay u soo iibiyaan kooxdooda xidiga walba ee uu dalbado Ola Gunnar kasoo kooxda Hogaankeeda si ku meel gaar ah ku haaya.

Joshu King ayaa ah xidiga ay Janaayo Badalka Kaga Dhigi doonaan Xidiga Lagu Magacaabo Lukaku Kasoo howl Gab Noqday Tan iyo markii uu Old Trafford Yimaaday.

Transfer news LIVE

Sida ay Daabacday Majalada Express oo gudaha Egland ka soo Baxda united ayaa la fahansan yahay ina Kooxdooda U Soo Iibin Doonaan Wiilka Reer Norway ee Joshu King Kaas oo ay isku dalyihiin Macalinka Man United Ole Gunnar Soljaer.

Wiilka Reer Norway ayaa wacdaro fiican ka sameenaya Horyaalka Epl-ka Isagoo saameyn fiican Ku Dhex leh kooxdiisa

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here