
Barcelona ayaa guul 3/1 ah ka gaadhay kooxda Rayo Vallecano xiddiga ugu fiican kooxda ee Lionel Messi ayaa dhaliyay gool rikoodhe ah.
Xiddiga reer Argentgoole ayaa gool dhaliyay mid kalena caawiye ka noqday kulankii ka dhacay garoonka Camp Nou taas oo ka dhigtay xiddiga ugu goolasha badan uguna caawgoolta badan 5-ta horyaal ee ugu waaweyn yurub xilli ciyaareedkan.
Kadib goolkii Raul De Tomas kaga naxsaday kooxda Barcelona Messi ayaa caawiye ka noqday goolka 1-aad ee uu Gerard Pique madaxa ku dhaliyay.
Messi ayaa kadib dhaliyay gool rikoodhe ah kadib markii khalad lagu galay xiddiga garabka daafaca uga ciyaara ee Nelson Semedo.
Rikoodhadaas ayaa Messi ka dhigtay gool uu dhaliyo goolkiisii 26-aad 26-kii kulan ee uu ciyaaray premier League xilli ciyaareedkan isaga oo 2 gool ka horeeya xiddiga Kylian Mbappe gool dhalgoolta yurub.
Xiddiga Juventus ee Cristiano Ronaldo ayaa kaalgoolta 4-aad ku jira isaga oo dhaliyay 19 gool isaga oo ka dambeeya xiddiga Sampdoria ee Fabio Quagliarella.
Halkan Kaga Bogo xiddigaha Ugu Goolasha Badan 5-ta horyaal ee ugu waaweyn yurub:
Lionel Messi: 26 gool 25 Kulan
Kylian Mbappe: 24 gool 21 Kulan
Fabio Quagliarella: 19 gool 25 Kulan
Cristiano Ronaldo: 19 gool 26 Kulan
Sergio Agüero: 18 gool 26 Kulan
Luis Suarez: 17 gool 26 Kulan
Robert Lewandowski: 17 gool 24 Kulan
Harry Kane: 17 gool 26 Kulan
Mohamed Salah: 17 gool 29 Kulan
Kabtanka Barcelona ayaa dhanka kale hogaamgoolaya caawgoolta 5-ta horyaal ee ugu waaweyn yurub isaga oo dhiibay 12 gool isaga oo ka dambeeya xiddiga chelsea ee Eden Hazard.
Xiddigaha Horyaalka Bundesliga ee Jadon Sancho & Joshua Kimmich ayaa sidoo kale labadooduba dhiibay mgool 10 caawgool halka uu xiddiga Bournemouth ee Ryan Fraser ku jira 5-ta boos ee ugu sareeya.
Halkan Hoose Kaga Bogo Caawgoolta 5-ta horyaal ee yurub:
Lionel Messi: 12 gool 25 Kulan
Eden Hazard: 11 gool 27 Kulan
Jadon Sancho: 10 gool 25 Kulan
Joshua Kimmich: 10 gool 25 Kulan
Ryan Fraser: 10 gool 30 Kulan
Sebastien Haller: 9 gool 24 Kulan
Leroy Sane: 9 gool 25 Kulan
Pablo Sarabia: 9 gool 25 Kulan