Xavi Oo Qiimeeyay Boos Kasta Oo Kooxaha Man United & Barcelona Ah

Halyeeyga kooxda Barcelona ee Xavi ayaa qiimayn ku sameeyay boosaska kooxaha Man United iyo Barcelona ka hor kulanka weyn ee ay Habeen dambe isaga hor iman doonaan 8 dhamaadka champions League kulan ka dhici doona Old Trafford.

Kulan xiiso leh oo si weyn loo wada sugayo kana dhici doona Old Trafford kaas oo ay labada kooxoodba isha ku hayaan sidii ay ka gaadhi lahaayeen natiijooyin u fiican.

Labada Kooxood ayaa haysata xiddigo fiican kuwaas oo kaga jira boos walba kuwaas oo waliba ku jira qaab ciyaareed cajiib ah waxna ka badali kara ciyaarta habeen dambe dhici doonta.

Xavi oo si weyn isha ugu haya kulanka ayaa qiimeeyay boos walba oo labada kooxood oo labada kooxood ah isaga oo ku qiimeeyay 10/10 ka hor kulanka caawa ee Old Trafford ka dhici doona.

Hadab Halkan Hoose Kaga Bogo Qiimaynta xiddig waliba oo labada kooxood ah iyo boosaskooda:

Goolhayayaasha:

Man Utd – 9

Barcelona – 9

Daafaca:

Man Utd – 7

Barcelona – 8

Khadka Dhexe:

Man Utd – 8

Barcelona – 9

Weerarka:

Man Utd – 9

Barcelona – 10

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here