Xiddiga shanta jeer ku guuleystay Ballon d’Or ayaa si aad ah loola xiriirinayay Al-Hilal xagaagii hore , iyadoo qandaraas qaali ah la siiyay isaga markii ugu horeysay ee uu  ka bixitaanka Manchester United. Xiddiga reer Portugal ayaa haatan jaray xiriirkii uu la lahaa kooxaha miisaanka culus ku leh Premier League, iyadoo qandaraaskiisa la soo afjaray, waxaana mar kale soo ifbaxaya warar la isla dhexmarayo oo ku saabsan dhaqaaqiisa xiga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here