Wargeyska Marca Oo Shaaciyay Mudada Uu Garthe Bale Ku Soo Laabanayo Kulamada Kooxda Ka Dib Dhaawacii Ku Gaaray Villareal

0

Ilo wareedyo qorayaan saxaafadda dalka Spain ayaa sheegaya in Gareth Bale uu dhaawac kaga maqnaanayo kooxda Real ka dib jugtii ku gaartay kulankii Villareal .

Bale ayaa la badalay inta u dhaxeysay laba qeyb ee ciyaarta waxa uuna macalinka Real sheegay in Bale uu ka sheegtay jug culus .

Wargeyska Sport ee Spain ayaa qoraya in Bale uu dhaawacaas la maqnaanayo muddo u dhaxeysa 10 illaa 15 cesho

Inkastoo weli Real baaritaano ku wadaan lana filayo in war ka soo saraan xaaladdiisa iyo mudada uu maqnaanayo hadana waxaa aad loogu badinayaa in kulanka axadda ee Real Sociedad uusan ciyaari doonin

Wargeyskaas ayaa xusaya in Bale u badan tahay in garoomada uu ku soo laabto 19-ka bshaan si uu ula lug helo kulanka Real ay la ciyaarayaan Sevilla .

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here