Wargayska Daily Star Oo Soo Saaray 50-ka Xiddig Ee Ugu Fiican Sanadka 2018, Yaa Kaalinta 1-aad Galay?

0

Sanadka 2018 ayaa dhamaad ku sii dhaw waxana maalmo ay inaga xigaan bilowga sanadka cusub ee 2019 iyada oo uu soo xidhimi doona sanad cajiib u ahaa kubada cagta.

Wargayska Daily Star ayaa soo xushay 50-a xiddig ee ugu fiican sanadka iyada oo ay Akhristayaasheeda ku waydiisay Online- iyaga oo waliba qiimayn gaar ah ku sameeyay xiddiga.

Sanadkii hore iyo sanadkii 2016 Cristiano Ronaldo ayaa ku soo baxay kaalinta 1-aad halka uu Messi kaalinta 5-aad ku soo baxay sanadkii 2015, hadaba halkan hoose Kaga bogo 50-ka xiddig ee ugu fiican sanadkan ee wargayska Daily Star.

Xiddiga Lionel Messi ayaa sanadkan ku soo baxay kaalinta 1-aad halka ay kaalnaha 2-aad iyo 3-aad kala galeen xiddigaha Cristiano Ronaldo iyo Luka Modric.

1 Lionel Messi (Barcelona & Argentina)

2 Cristiano Ronaldo (Juventus & Portugal)

3 Luka Modric (Real Madrid & Croatia)

4 Kylian Mbappe (PSG & France)

5 Mohamed Salah (Liverpool & Egypt)

6 Kevin De Bruyne (Manchester City & Belgium)

7 Raphael Varane (Real Madrid & France)

8 Eden Hazard (Chelsea & Belgium)

9 N’Golo Kante (Chelsea & France)

10 Neymar (PSG & Brazll)

11 Antoine Griezmann (France & Atletico Madrid)

12 Harry Kane (Tottenham & Engl&)

13 Virgil van Dijk (Liverpool & Netherl&s)

14 David Silva (Manchester City & Spain

15 Raheem Sterling (Manchester City & Engl&)

16 Sergio Ramos (Real Madrid & Spain)

18 David De Gea (Manchester United & Spain)

19 Luis Suarez (Barcelona & Uruguay)

20 Ivan Rakitic (Barcelona & Croatia)

21 Jan Oblak (Atletico Madrid & Slovenia)

22 Mario M&zukic (Juventus & Croatia)

23 Gareth Bale (Real Madrid & Wales)

24 Paulo Dybala (Juventus & Argentina)

25 Edinson Cavani (PSG & Uruguay)

26 Marcelo (Real Madrid & Brazil)

27 Marco Reus (Borussia Dortmund & Germany)

28 Paul Pogba (Manchester United & France)

29 Diego Godin (Atletico Madrid & Uruguay)

30 Robert Lew&owski (Bayern Munich & Pol&

31 Pierre-Emerick Aubameyang (Arsenal & Gabon)

32 Samuel Umtiti (Barcelona & France)

33 Mauro Icardi (Inter Milan & Argentina)

34 Wilfried Zaha (Crystal Palace & Ivory Coast)

35 Toni Kroos (Real Madrid & Germany)

36 Roberto Firmino (Liverpool & Brazil)

37 Son Heung-min (Tottenham & South Korea)

38 Ederson (Manchester City & Brazil)

39 &rew Robertson (Liverpool & Scotl&)

40 Leroy Sane (Manchester City & Germany)

41 Christian Eriksen (Tottenham & Denmark)

42 Alex S&ro (Juventus & Brazil)

43 Ivan Perisic (Inter Milan & Croatia)

44 Sadio Mane (Liverpool & Senegal)

45 Alisson (Liverpool & Brazil)

46 Hugo Lloris (Tottenham & France)

47 Giorgio Chiellini (Juventus & Italy)

48 Kyle Walker (Manchester City & Engl&)

49 Marcos Alonso (Chelsea & Spain)

50 Marko Arnautovic (West Ham & Austria)

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here