Sida laga soo xigtay El Nacional, Barcelona ayaa isha ku haysa qaab ciyaareedka xiddiga AC Milan ee Rafael Leão inta lagu guda jiro koobka adduunka Qatar ee soo socda.

Leão ayaa dad badan kaga yaabiyay qaab ciyaareedkiisa labadii xilli ciyaareed ee ugu dambeeyay. Waxa uu ku guuleystay abaalmarinta MVP ee Seri A waxaana uu AC Milan ku hogaamiyay horyaalkoodii ugu horreeyay muddo 11 sano ah.

Iyadoo qandaraaskiisu uu dhacayo 2024-ka oo aysan jirin wax calaamad ah oo cusbooneysiin ah ilaa hadda, kooxo badan ayaa raadinaya inay gorgortan kula soo wareegaan xagaaga soo socda. Waxa ay u muuqataa in Barcelona ay sidoo kale ku biiri doonto tartanka loogu jiro xiddiga reer Portugal

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here