Waraka ugu waaweyn ee suqa kala iibsiga iyo wax walbo oo ka cusub kooxdaada,

0

Waraka Xanta ee bbc: Jordan Sancho,Hazard, Ramos, Ramsey iyo wararka ugu waaweyn ee xanta maanta la qoraayo.

Jordan Sancho Iyo Xiishaa Ay U Qabaan Kooxaha Doonaayo.

Kooxaha Real Madrid, Barcelona iyo Bayern Munich ayaa ku tartamayaan saxiixa 18-jirka Ingiriiska ah Jadon Sancho kaasi oo Dortmund waqti wacan la qaadanayo (Marca)

Hazard oo Abaal Marin Ku Guuleestay.

Eden Hazard ayaa loo doortay shaqsiga ugu wanaagsan dhanka Belgium dhamaan xirfadlayaasha cayaaraha kala duwan cayaaraan (Belgian Sportsman of the Year) (Sunday Mirror)

Maanta Oo Kale Maxaa Dudina Ka Dhacay.

Maanta oo kale 23 December 1997 Ronaldo ayaa ku guuleestay abaal marinta Ballon d’Or (Marca)

Toni Kroos Iyo Rikoorkiisa ku aadan koobka Kooxaha Aduunka.

Toni Kroos ayaa markii 5-aad ku guulaystay Fifa Club World Cup waa in ka badan taariikhda xidig kasta

Kroos 🏆🏆🏆🏆🏆🔥 (Marca)

Juventus oo Qarka u saaran saxiixa Ramsey.

Juventus oo ku guuleesan rabto saxiixa Aaron Ramsey oo ay bilaash Arsenal kaga qaadanayaan (Sky Sport Italia).

Ramos Iyo Marcelo Oo Madrid Halyeeyadeeda ku biiray.

Sergio Ramos ayaa 20-koob Real Madrid la qaaday waxaana la mid ah saaxiibkiis Marcelo.

Ramos kaliya waxaa haatan ka koobab badan Paco Gento oo 23-koob Madrid la qaaday iyo Manolo Sanchis oo 21-koob la qaaday taariikh ahaan (Marca)

Rashford oo Xiiso ka Helay Kooxaha Reer Spain.

Barcelona iyo Real Madrid ayaa labadoodaba doonaya soo qaadasha 21-sano Jirka U Dhashay Egland kasoo wacdaro fiican ka sameenaya Kooxda Man United (Sunday Express)

Psg Oo Soo qadan doonta Everton Xidig Ka Tirsan.

Kooxda Reer France ee Psg ayaa doneysa soo qaadashada qadka dhexe Everton iyo Senegal ee Idrissa Gueye kasoo ay doonayaan Janaayo (Sky Sports)

Manchester United oo Dooneysa soo qaadashada joshu king.

Wiilka Reer Norway ayaa markaan looga gacan haatinayaa kooxda Shayaadiinta cas-cas ee uu hogaamiyo ninka ay isku dalka yihiin ee Ole Gunnar Solskjaer (Sun on Sunday)

Chelsea Oo £52 Million Oo Bound ku Qarash Gareen doonta Badalka Eden Hazard, Hadaba Waa Kuma Xidigaas.

Nabil Fekir ayaa lagu wadaa in uu Lyon Ka Tagi doono hadii ay ka helayaan qarashaad badan waana saxiixa ugu macquulsan ee Chelsea ka heli karto suuqa bartamaha xilli ciyaareedka, Chelsea ayaa diyaar u ahay ina Bixiyaan £52 Million oo Bound si ay helaan wiilka Reer France Nabil Fekir kaas oo ay u arkaan badalka kaliya ee Hazard (Daily Star Sunday)

Pep Guardiola Oo Real Madrid Ka Caawin doona Helista Hazard.

Kooxda Kubada Cagta ee Real Madrid ayaan weli ka quusan helista Eden Hazard kaas oo ay u arkaan xidiga kaliya ee dhaqaajin kara kooxdooda kadib marki ay lumiyeen Ronaldo oo Juventus ku biiray, Real Madrid ayaa Diyaar u ah inay Isco iyo lacag isugu daraan kooxda Chelsea si ay u helaan Eden Hazard oo muhiimad gaar ah u leh kooxda Reer Spain (Marca)

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here