WAALI: Man City Oo Dhamaan Wada Badisay 7-dii Kulan Ee Ay Ku Ciyaartay Garoonkeeda Tartamada Oo Dhan Sanadka 2019 & Goolasha Ay Kulamadaas Dhalisay Oo Baqdin Kugu Riyda.

0

Kooxda Man City ayaa guul weyn oo aan la filayn ka gaadhay kooxda chelsea kulan ka dhacay Etihad kana tirsanaa horyaalka premier League.

Goolal ay dhaliyeen Sergio Aguero (3), Raheem Sterling (2) & Ilkay Gundogan ayaa Man City ka caawiyay in ay xasuuqdo kooxda Chelsea.

Kooxda Man City ayaa rikoodh waali ah ku leh garoonkeeda sanadka 2019 kulamadii ay ku ciyaartay tartamada oo dhan ilaa haatan.

Man City ayaa dhamaan wada badisay kulamadii 7-da ahaa ee ay ku ciyaartay garoonkeeda tartamada oo dhan sanadka cusub ee 2019.

Waxa intaas sii dheer in ay Man Ctity kulamadaas dhalisay 32 gool tartamada oo dhan halka iyada laga dhaliyay kaliya 2 gool.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here