Waa Sideee Tartanka Gool Dhalinta Premer League Kadib Todobaadkii 26-aad Ee Horyaalka

0

Tartanka loogu jiro gool dhalinta premier League ayaa sii xoogaysanaya kadib todobaadkii 27-aad ee la ciyaara horyaalka premier League.

Xiddiga Weerarka uga ciyaara kooxda Man City ee Sergio Aguero ayaa saddexley hogaanka gool dhalinta premier League ugu qabtay.

Dhanka kale Mohamed salah ayaa sii wada gool dhalintiisa isaga oo gool dhaliyay todobaadkan halka ayna xiddigaha kale ee ugu sareeya ayna goolal dhalin.

Raheem Sterling ayaa dhaliyay 2 gool laakiin xiddiga ayaa kaliya leh 12 gool oo premier League halka xiddiga Sadio Mané ayaa gaadhay goolkiisii 12-aad halka uu pogba gaadhay goolkiisii 11-aad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here