Tartanka Gool Dhalinta Premier League Oo Maraysa Meel Xiiso Leh Xilli Kane & Aubameyang Hogaaminayaan

0

Tartanka loogu jiro gool dhalinta premier League xilli ciyaareedkan ayaaba ka xiiso badan midka loogu jiro hanashada horyaalka oremier League.

Xiddigaha Pierre-Emerick Aubameyang iyo Harry Kane ayaa wali isku baacsanaya hogaanka gool dhalinta kadib markii ay min hal gool dhaliyeen.

Dhanka kale Mohamed Salah ayaa ku fashilmay in uu wax gool ah dhaliyo kulankii Ay Liverpool guuldarada kaal kulantay Man City.

Xiddiga Sergio Aguero ayaa dhankiisa ku soo laabtay gool dhalinta kadib markii uu gool ka dhaliyay kooxda Liverpool.

Eden Hazard inkasta oo uuna wax gool ah dhalin hadana waxa uu ka mid yahay shanta xiddig ee ugu goolasha badan premier League.

Halkan Hoose Kaga Bogo Xiddigaha Ugu Goolasha Badan premier League.

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here