Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartooyda Horyaalada Yurub Xilliga Uu Furmaayo Iyo Wax Walbo Oo Aad Ugu Baahan Tahay In Aad ka Ogaato Suuqa.

0

Suuqa kala iibsiga ciyaartooyda horyaalada Yurub ee Bartamaha Xilli ciyaareedka ayaa ah waxa ay haatab koox walbo u tafa xiidaneyso ayagoo diyaarsanaayo qorshohooda ku aadan suuqaan.

Wax badan ayuu ka xiisa badnaan doonaa suuqyadii hore maadaama Uefa ay ansixisay xidagaha la iibsado ee kooxaha kale u soo ciyaaray tartamada Yurub sida Champions league Iyo Eurobe League ay u ciyaari karaan kooxdooda cusub tasoo xiisaha suuqa bartamaha sii xoojisay.

Waxaa dhici karta in xidigo waaweyn ay wareegaa kubaas tartamada Yurub Heerka Group-yada kaga Haray ayna ku biiraan kooxaha u soo gudbay wareega 16-ka.

Suuqa kala Iibsiga Bartamaha Xilli ciyaareedka ayaa si Rasmi ah loo furi doonaa 1-da Bisha Janaayo 2019 Lixsaac oo habeenimo marki ay saacada ku beegan tahay.

Saxiixyada ugu horeeya ee la rajeynaayo inay dhacaan waxaa ka mid ah in Higuain Uu Chelsea yimaado iyo Isco oo laga yaabo in uu ku biiro kooxaha Xiiseenaayo.

Hadaba aqristoo waa kuma xidiga aad jeclaan laheyd in uu yimaado kooxdaada Bisha Janaayo .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here