Spain ayaa kulan si sahal u ah waxa ay la ciyaarayaan Costa Rica , waana markii ugu horeeysay ee ay kulmayaan

Xogta Kulanka 

*Waa markii ugu horeeysay Spain iyo Costa Rica isku arkayaan koobka aduunka , sedex kulan hore ay yeesheen waxa ay ahaayeen saaxibtinimo

*Spain waa bilaa guul darro kulamada Costa Rica la yeesheen , laba badis iyo  hal bar bar dhac ayay wataan

*Spain waxa ay Costa Rica wajahayan markii 4-aad tan iyo sanadkii 2011-kii , waxaana sedexda kulan hore ku dhashay 12 gool .

*Spain waa markii 16-aad aad ay ka qeyb  galayaan koobka aduunka , 12 jeer xariir ah , waxa ayna ku guuleysteen koobkaan 2010-kii

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here