Waxaa goor dhaw la sameeyay isku aadka Semi-finalka Cope Del Rey waxaana ayna Barcelona ku aaday kooxda ay xifaaltamaan ee Real Madrid
Sidoo kale kooxda Real Betis ayaa iyana waxa ay ku aaday kooxda Valencia , waxaana wareeggaas ugu adag kulanka murqo weynta Spain ee Real iyo Barca
Real waxa ay ka soo talaabsadeen kooxda Girona halka Barcelona ay wareeggaan uga soo gudubtay kooxda Sevilla
Lugta hore ee Semi Finalka tartankaas ayaa la ciyaarayaa 6-da bishaan halka lugta labaad la ciyaarayo 27-ka isla bishaan
Advertisement