Kooxda Liverpool ayaa goordhaw la ciyaari doonta kooxda Wolves kulan ka tirsan horyaalka premier league kulan ka dhici doona garoonka Molineux.
Jurgen Klopp ayaa shaxdiisa Is badal ku sameeyay isaga oo kaydka ku celiyay xiddiga Clyne kuna bilaabay xiddiga khadka dhexe ee James Milner oo garabka daafaca ka ciyaari doona.
Sidoo kale Wijnaldum ayaa kaydka galay isaga oo uu booskiisa ka ciyaarayo xiddiga reer England ahna kabtanka Liverpool ee Henderson.
Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:
Wolves: Patricio, Doherty, Bennett, Coady, Boly, Saiss, Jonny, Neves, Moutinho, Traore, Jimenez
Liverpool: Alisson, Milner, Lovren, Van Dijk, Robertson, Fabinho, Henderson, Keita, Mane, Firmino, Salah
Kaydka: Mignolet, Clyne, Origi, Lallana, Shaqiri, Sturridge, Wijnaldum