Shaxda Rasmiga Ah Ee Tottenham Vs Arsenal: Unai Emery Oo Is Badal Weyn Ku Sameeyay Shaxdiisa

Kulan xiiso leh ayaa goordhaw ka dhici doona Wembley kana tirsan todobaadkii 29-aad ee horyaalka premier Leageu kaas oo dhex mari doona kooxaha Arsenal iyo Tottenham.

Kulanka North London Derby ayaa kulankan xiiso gaar ah leh maadama ay labada kooxoodba wax walba u samayn doonaan sidii ay u heli lahaayeen 3-da dhibcood.

Tottenham oo ku jirta kaalinta 3-aad ayaa kaliya 4 dhibcood ka dambaysa Arsenal waxana ay Gunners si aad ah u doonaysaa in ay ku soo baxdo kaalintaas.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Tottenham:Lloris, Sanchez, Alderweireld, Vertonghen, Trippier, Sissoko, Wanyama, Rose, Eriksen, Son, Kane.

Kaydka: Gazzaniga, Aurier, Davies, Skipp, Lamela, Moura, Llorente.

Arsenal:Leno, Sokratis, Mustafi, Koscielny, Monreal, Guendouzi, Xhaka, Ramsey, Mkhitaryan, Iwobi, Lacazette.

Kaydka: Cech, Maitland-Niles, Kolasinac, Torreira, Suarez, Ozil, Aubameyang.

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here