Shaxda Rasmiga Ah Ee Man United Vs Reading: Ole Gunnar Solskjaer Oo Is Badal Weyn Ku Sameeyay Shaxdiisa

0

Kooxda Man United ayaa goordhaw la ciyaari doonta kooxda Reading kulan ka dhici doona Old Trafford kana tirsan tartanka FA Cup-ka.

Tababaraha Man United yaa dhamaan is badal ku sameeyay shaxdiisa isaga oo kaliya ku daayay Jones oo ciyaaray kulankii ugu dambeeyay.

Tababare Ole Gunnar Solskjaer ayaa is badal weyn ku sameeyay shaxdiisa isaga oo weerarkiisa ku bilaabaya xiddigaha Mata,Lukaku iyo Sanchez.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Man United: Romero, Dalot, Darmian, Jones, Young, McTominay, Fred, Andreas, Mata, Lukaku, Alexis

Kaydka: Grant, Lindelof, Fellaini, Garner, Chong, Martial, Rashford

Reading: Jaakkola, Richards, Moore, Ilori, Yiadom, Kelly, Rinomhota, McCleary, Swift, Harriott, Loader

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here