Shaxda Rasmiga Ah Ee Man City Vs Rotherham: Pep Guardiola Oo Ku Soo Galay Shax Adag

Kooxda Man City ayaa goordhaw la ciyaari doonta kooxda Rotherham kulan ka tirsan tartanka FA Cup-ka kana dhici doona garoonka Etihad.

Tababare Pep Guardiola ayaa ku soo galay shax adag inkasta oo la filayay in uu ku soo galo shax da,yar u badan kulanka.

Sergio Aguero ayaa isaga gabi ahaan laga reebay Liiska halka uu weerarka hogaaminayo weeraryahanka reer Brazil ee Jesus.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Man City: Ederson, Walker, Stones, Otamendi, Zinchenko, Gundogan, Foden, Mahrez, De Bruyne (C), Sterling, Jesus

Kaydka: Muric, Danilo, Laporte, Sane, Bernardo, Fernandinho, Sandler

Rotherham: Rodak; Vyner, Ajayi, Robertson, Mattock; Forde, Vaulks, Wiles, Taylor; Williams, Smith.

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here