Shaxda Rasmiga Ah Ee Man City Vs Arsenal: Denis Suarez Oo Kaydka Ku Bilowda Kana Hor Tagi Kara Kooxdiisii Hore

0

Kulanka ugu xiisaha badan todobaadkan premier League ayaa ka dhici doona Etihad Stadium iyada oo ay Man City marti galin doonto kooxda Arsenal.

Man City ayaa kulanka ku soo galaysa sidii ay ugu soo laaban lahayd wadada guulaha Arsenal-na uga gaadhi lahady guul ka caawisa in ay ku soo laabato kaalinta 2-aad.

Dhanka kale Gunners ayaa doonaysa in ay Gaadho guul ku soo celisa kaalinta 4-aad ee kala saraynta premier League oo ay u wayday Chelsea.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Man City: Ederson, Walker, Laporte, Otamendi, Fernandinho, Gundogan, David Silva, De Bruyne, Bernardo Silva, Sterling, Aguero.

Kaydka: Muric, Danilo, Stones, Delph, Sane, Mahrez, Jesus.

Arsenal: Leno, Lichtsteiner, Kolasinac, Mustafi, Monreal, Koscielny, Torreira, Guendouzi, Iwobi, Aubameyang, Lacazette.

Kaydka: Cech, Mavropanos, Elneny, Ramsey, Ozil, Suarez, Nketiah.

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here