Shaxda Rasmiga Ah Ee Huesca Vs Barcelona: Ernesto Valverde Oo Is Badal Weyn Ku Sameeyay Shaxdiisa

Kooxda Barcelona ayaa goordhaw la ciyaari doonta kooxda Huesca kulan ka tirsan horyaalka La Liga todobaadkii 32-aad kulan ay Barcelona ku guulaysan karto horyaalka.

Ernesto Valverde ayaa sameeyay is badal weyn oo shaxdiisa ah isaga oo Nasiyay xiddigaah Lionel Messi, Ivan Rakitic, Sergio Busquets & Sergi Roberto kuwaas oo loo nasiyay kulanka Man United.

Sidoo kale waxa shaxda laga dhex waayay xiddigaha Gerard Pique & Luis Suarez kuwaas oo kulanka ku seegay ganaax kadib markii ay qaateen 5 kaadh horyaalka La Liga.

Valverde ayaa shaxdiisa ku bilaabay xiddigo da,yar ah halka daafaca cusub ee Jean-Clair Todibo uu kulankiisii ugu horeeyay ee La Liga ku bilowday.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Barcelona: Ter Stegen, Wague, Murillo, Umtiti, Todibo, Riqui Puig, Arturo Vidal, Alena, Malcom, Dembele and Boateng.

Kaykd: Cillessen, Lenglet, Alba, Arthur, Coutinho, Ruiz

Huesca: Santamaria, Miramon, Etxeita, Pulido, Mantovani, Galan, Rivera, Yangel Herrera, Moi Gomez, Enric Gallego and Chimy Avila.

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here