Kooxda Barcelona ayaa goordhaw la ciyaari doonta kooxda Girona kulan ka tirsan horyaalka La Liga todobaadkiisii 21-aad.
Ernesto Valverde shaxdiisa ku soo celiyay xiddigaha Lionel Messi iyo Busquets kuwaas oo seegay kulankii Sevilla ee bartamihii todobaadka.
Si la mid ah xiddiga reer Brazil ee Coutinho ayaa ku soo bilowday shaxda Barcelona kadib markii uuna si joogto ah ugu bilaaban kulamadii ugu dambeeyay.
Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:
Girona: Bonou, Pedro Porro, Bernardo, Alcalá, Juanpe, Valery; Pere Pons, Aleix García, Portu, Granell, Stuani.
Barcelona: Stegen, Semedo,Piqué, Lenglet, Alba,Busquets,Rakitic, Vidal ,Messi,Suárez, Coutinho.
Kaydka: Cillessen, Sergi Roberto, Vermaelen, Arthur, Denis Suarez, Malcom, Boateng
Advertisement