Shaxda Rasmiga Ah Ee Fulham Vs Man United: Martial, Lukaku Oo Hogaaminaya Weerarka United

Kooxda Man United ayaa goordhaw la ciyaari doonta kooxda Fulham kulan ka tirsan horyaalka premier Leageu todobaadkisii 26-aad.

United ayaa kulanka u soo galaysa sidii ay u sii wadi lahayd guulaha kaalinta 4-aadna ugala wareegi lahaa kooxda Chelsea.

Dhanka kale Fulham ayaa u dagaalamaysa sidii ay ugu sii negaadi lahady horyaalka premier League xilli ciyaareedkan dambe.

Shaxda Rasmiga ah Ee Kulanka:

Fulham: Rico, Odoi, Le Marchand, Ream, Vietto, Chambers, Seri, Bryan, Schurrle, Babel, Mitrovic

Man United: De Gea, Dalot, Jones, Smalling, Shaw, Herrera, Matic, Mata, Pogba, Martial, Lukaku

Kaydka: Romero, Bailly, Sanchez, Rashford, Lingard, Young, McTominay

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here