Shaxda Rasmiga Ah Ee Fulham Vs Chelsea: Kepa Oo Ku Soo Laabtay Shaxda Kooxda Chelsea

Kooxda chelsea ayaa goordhaw la ciyaari doonta kooxda Fulham kulan ka tirsan horyaalka premier League todobaadkii 29-aad.

Goolhaye Kepa ayaa ku soo laabtay shaxda Chelsea kadib markii uu kaydka galay kulankii ay Chelsea guusha ka gaadhay kooxda Tottenham.

Dhanka kale xiddigaha Emerson, Christensen, Barkley & Willian ayaa ku bilowday shaxda iyaga oo badalay Alonso, Luiz, Kovacic & Pedro.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Fulham: Rico, Bryan, Chambers, Ream, Odoi, McDonald, Cairney, Nordtveit, Sessegnon, Mitrovic, Babel

Chelsea:Kepa, Emerson, Rudiger, Christensen, Azpilicueta, Jorginho, Kante, Barkley, Willian, Hazard, Higuain

Kaydka: Caballero, Pedro, Loftus-Cheek, Kovacic, Giroud, Hudson-Odoi, Luiz

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here