Shaxda Rasmiga Ah Ee Crystal Palace Vs Chelsea: Maurizio Sarri Oo 2 Is Badal Ku Sameeyay Shaxdiisa

0

Kooxda Crystal Palace ayaa marti galin doonta kooxda chelsea kulan ka tirsan horyaalka premier League toodbaadkiisii 20-aad.

Blues ayaa isha ku haysa in ay sii dheeraysato dhibcaha kaalinta 4-aad kadib markii ay Arsenal guuldaro kala kulantay Liverpool.

Dhanka kale Crystal Palace ayaa doonaysa in ay markan ka yaabsato Chelsea kadib markii ay Man City ku garaacday garoonkeeda

Maurizio Sarri ayaa 3 is badal ku sameeyay shaxdiisii ugu dambaysay isaga oo ku bilaabay xiddigaha Ross Barkley iyo Olivier Giroud halka uu kaydka dhigay Mateo Kovacic iyo Pedro oo dhaawacan.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Crystal Palace: Guaita, Wan-Bissaka, Sakho, Tomkins, Van Aanholt, Schlupp, Milivojevic, Kouyate, McArthur, Townsend, Zaha.

Chelsea: Kepa, Azpilicueta, Luiz, Rudiger, Alonso, Jorginho, Kante, Barkley, Willian, Hazard, Giroud.

Kaydka: Caballero, Kovacic, Zappacosta, Christensen, Morata, Emerson, Ampadu.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here