Shaxda Rasmiga Ah Ee Chelsea Vs Nottingham Forest: Sarri Oo Is Badal Weyn Ku Sameeyay Shaxdiisa

Kooxda chelsea ayaa goordhaw la ciyaari doonta kooxda Nottingham Forest Kulan ka dhici doona garoonak Stamford Bridge kana tirsan tartanka FA Cup-ka.

Tababare Maurizio Sarri ayaa is badal badan ku sameeyay isaga oo ku soo galay shax kayd ah xilli uu Hazard, Kante iyo Jorginho dhigay Kaydka.

Tababaraha Blues ayaa doonaya in ay guul ku bilowdaan difaacashada tartanka FA Cup-ka oo ay xilli ciyaareedkii hore ku guulaysteen.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Chelsea: Caballero, Zappacosta, Christensen, Luiz, Emerson, Fabregas, Ampadu, Barkley,, Barkley, Loftus-Cheek, Morata, Hudson-Odoi.

Kaydka: Kepa, Rudiger, Azpilicueta, Jorginho, Kante, Moses, Hazard

Nottingham Forest: Steele, Darikwa, Yacob, Fox, Janko, Guedioura, Colback, Cash, Carvalho, Osborn, Murphy.

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here