Shaxda Rasmiga Ah Ee Chelsea Vs Huddersfield: Higuian Oo Hogaaminaya Weerarka Chelsea

0

Kooxda chelsea ayaa goordhaw la ciyaari doonta kooxda Huddersfield kulan ka dhici doona Stamford Bridge kana tirsan premier league.

Chelsea oo ay ka go,antahay in ay ku soo laabtaan wadada saxda ah ayuu tababare Sarri ku soo galay shaxdiisa ugu adag.

Waxa mar kale hogaaminaya weerarka Blues Gonzalo Higuain kaas oo isha ku haya in uu dhaliyo goolkiisii ugu horeeyay ee premier league.

Sidoo kale sarri ayaa is badal ku sameeyay shaxdiisa isaga oo kaydka dhigay xiddigaha Pedro iyo Kovacic oo ku bilowday kulankii ugu dambeeyay halka uu ku bilaabay xiddigaha Willain iyo Barkley.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Chelsea: Kepa, Alonso, Luiz, Christensen, Azpilicueta, Jorginho, Kante, Barkley, Willian, Hazard, Higuain

Kaydka: Caballero, Rudiger, Pedro, Loftus-Cheek, Kovacic, Giroud, Hudson-Odoi

Huddersfield: Lossl, Smith, Kongolo, Schindler, Lowe, Bacuna, Billing, Mooy, Mbenza, Kachunga, Diakhaby

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here