Real Madrid ayaa garoonkeeda Estadio Santiago Bernabeu ku soo dhawayn doonta kooxda Girona lugta 1-aad ee tartanka Copa del Rey Kulan la ciyaari doono 11:30 Habeenimo.
Los Blancos ayaa wareegii hore soo dhaaftay kooxda Leganes iyaga oo uga badiyay 3/1 marka la isku daro goolasha labad lugood.
Dhanka kale Girona ayaa ka yaabtay kooxda Atletico Madrid iyaga oo ka reebay tartanka una soo gudbay wareega 8 dhamadka.
Real Madrid ayaa kaliya 2 jeer ku guulaystay tartanka Copa del Rey tan ilaa 1993 waxana ay isha ku hayaan in ay sanadkan kor u qaadaan koobka.
Hadaba Waxa aan halkan ku soo gubdin doonaa shaxda laga yaabo in uu Santiago Solari ku soo galo kulanka Girona:
Advertisement