Shaxda Laga Yaabo In Ay Chelsea Kaga Hor Tagaan Sheffield Wednesday, Higauin Waa Diyaar.

0

Kooxda chelsea ayaa marti galin doonta kooxda Sheffield Wednesday kulan ka tirsan wareega 4-aad ee tartanka FA Cup-ka.

Blues ayaa kulankan soo galaysa iyaga oo bartamihii todobaadka ciyaaray kulan adag markii ay gaadheen Finalka Carabao cup-ka guulna ka gaadheen kooxda Tottenham.

Tababaraha chelsea ee Maurizio Sarri ayaa is badal ku samayn doona shaxdiisa isaga oo ay u badan tahay in uu ku bilaabo saxiixa cusub ee Gonzalo Higuain.

Sarri ayaa sidoo kale la filayaa in uu gabi ahaan ka reebo kooxdiisa xiddigaha Eden Hazard iyo Jorginho si uu ugu nasiyo kulamada bartamaha todobaadka.

Hadaba Halkan Hoose Kaga Bogo Shaxda Laga Yaabo In Uu Sarri Ku Soo Galo Kulanka:

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here