Shaxda Laga Yaabo In Ay Barcelona Kaga Hor Tagto Real Betis Kulanka Caawa

Kooxda Barcelona ayaa marti u noqon doonta kooxda Real Betis kulan ka tirsan horyaalka La Liga todobaadkiisii 28-aad.

Barcelona ayaa kulanka soo galaysa iyada oo doonaysa in ay 10 dhibcood ku qabato hogaanka horyaalka kadib guuldaradii Atletico Madrid.

Kooxda Ernesto Valverde ayaa haatanba meel sii dhigan kara horyaalka La Liga dareenkoodana u jeedin doona tartanka champions League.

Barcelona ayaan la kulmin 15 kulan oo horyaalka La Liga ah iyada oo guuldaradii ugu dambaysay ka soo gaadhay kooxda Real Betis kulan 4/3 ku dhamaaday.

Wargayska Sports Mole ayaa soo saaray shaxda Laga yaabo in uu Valverde kaga hor tago kooxda Real Betis kulanka La Liga ah.

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here