Shaxaha Rasmiga Ah Ee Liverpool Vs Brighton & Man United Vs Brighton: Ayay Ku Bilowdeen LabadaTababare?

Kooxaha Liverpool iyo Man United ayaa goordhaw la kala ciyaari doona kooxaha Crystal Palace iyo Brighton kulan ka tirsan premier leageu.

Liverpool ayaa kulanka u soo galaysa sidii ay u sii wadan lahay xoojinta hogaanka horyaalka premier league oo ay ku hayso 4 dhibcood haatan.

Klopp ayaa ku soo galay shax adag isaga oo Fabinho ka ciyaarsiiyay booska uu dhaawacmay xiddiga Trent Alexander-Arnold halka uu sidoo kale daafaca ku bilaabay xiddiga Matip kadib markii uu dhaawac ka soo gacay.

Dhanka kale Man United ayaa kulanka u soo galaysa in ay gaadho guusheedii 6-aad oo xiriir ah horyaalka premier League.

Tababare Ole Gunner ayaa dhankiisa ku soo galay shax adag isaga oo weerarka ku bilowday xiddigaha Lingard, Martial, Rashford kaydkana dhigay xiddiga Sanchez iyo Lukaku.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Liverpool Vs Crystal Palace:

Liverpool: Alisson, Robertson, Van Dijk, Matip, Milner, Fabinho, Henderson, Keita, Mane, Salah, Firmino

Kaydka: Mignolet, Sturridge, Moreno, Lallana, Shaqiri, Origi, Camacho

Crystal Palace: Speroni, Van Aanholt, Tomkins, Sakho, Wan-Bissaka, McArthur, Milivojevic, Kouyate, Townsend, Ayew, Zaha

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here