Shaxaha Rasmiga Ah Ee Leicester City Vs Man City, Liverpool Vs Newcastle & Huddersfield Vs Man United

Waxa la ciyaari doonaa maanta kulamada horyaalka Premier League maalinta Boxing Day-ga iyada oo ay dhamaan kooxaha waaweyn isha ku hayaan sidii ay u gaadhi lahaayeen maanta.

Kulamada goordhaw soo gali doona ayaa ah kulamo xiiso leh iyada oo ay ciyaari doonaaan kooxaha Liverpool, Man United Iyo Man City kuwaas oo dhamaantood doonaya guulo.

Man City oo doonaysa in ay ku soo laabato wadada guulaha ayaa la ciyaari doona kooxda Leicester City kuwaas oo guul lama filaan ah ka gaadhay kooxda Chelsea.

Dhanka kale Liverpool ayaa marti galin doonta Newcastle iyada oo uu tababare Rafa Benitez ku laaban doono Anfield garoonkii uu isku baray kubada cagta England.

Ugu dambayn Man United oo ku jirta is badal ayaa la ciyaari doonta kooxda Huddersfield kulan ay doonayaan in ay sii wadaan guulaha kadib guushii waynayd ee toodbaadkii hore.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Leicester City Vs Man City:

Leicester City: Schmeichel, Pereira, Morgan, Maguire, Chilwell, Choudhury, Mendy, Ndidi, Albrighton, Maddison, Vardy

Man City: Ederson, Danilo, Laporte, Stones, Delph, Gundogan, Bernardo Silva, Sterling, De Bruyne, Sane, Aguero

Kaydka: Muric, Walker, David Silva, Mahrez, Otamendi, Zinchenko, Foden

Shaxda Rasmiga Ah Ee Liverpool Vs Newcastle:

Liverpool: Alisson, Alexander-Arnold, Lovren, Van Dijk, Robertson, Henderson, Wijnaldum, Salah, Shaqiri, Mane, Firmino.

Kaydka: Mignolet, Clyne, Keita, Fabinho, Lallana, Origi, Sturridge.

Newcastle: Dubravka, Yedlin, Fernandez, Lascelles, Dummett, Ritchie, Diame, Hayden, Kenedy, Joselu, Muto

Shaxda Rasmiga Ah Ee Huddersfield Vs Man United:

Huddersfield: Lossl, Zanka, Schindler, Kongolo, Hadergjonaj, Kachunga, Billing, Durm, Pritchard, Mbenza, Depoitre

Man United: De Gea, Lindelof, Jones, Dalot, Shaw, Matic, Fred, Mata, Pogba, Lingard, Rashford.

Kaydka: Romero Bailly, Pereira, Young, Herrera, Fellaini, Gomes.

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here