Shaxaha Rasmiga Ah Ee Huddersfield Vs Arsenal & Liverpool Vs Bournemouth: Yaa Ku Bilowday Shaxda Labada Kooxood

Kooxda Arsenal ayaa marti u noqon doonta kooxda Huddersfield kulan ay ka go,antahay in ay ku soo laabtaan wadada guulaha kadib guuldaradii Ka soo gaadhay Man City.

Tababare Unai Emery oo ay kooxdiisu la dhibaatoonayso dhaawacyo ayaa is badal ku sameeyay shaxdiisa isaga oo ku soo galay shax ka duwan midii Man City.

Dhanka kale Liverpool ayaa la ciyaari doonta kooxda Bournemouth kulan ka dhici doona Anfield kulan ay si aad ah u doonayso in ay guul gaadho kadib laba bar-baro oo xiriir ah oo ay gashay.

Jurgen Klopp ayaa dhankiisa is badal ku sameeyay shaxdii uu ku ciyaaray kualnkii ugu dambeeyay ee ay bar-baraha la galeen West Ham

Shaxda Rasmiga Ah Ee Arsenal Vs Huddersfield:

Huddersfield:Hamer,Smith, Kongolo, Jorgensen, Schindler, Bacuna, Diakhaby, Hogg, , Mooy, Puncheon, Kachunga.

Arsenal: Leno, Maitland-Niles, Mustafi, Koscielny, Monreal, Guendouzi, Torreira, Iwobi, Mkhitaryan, Kolasinac, Lacazette.

Kaydka: Cech, Lichtsteiner, Suarez, Mavpropanos, Elneny, Willock, Nketieh.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Liverpool Vs Bournemouth:

Liverpool: Alisson, Robertson, Matip, van Dijk, Milner, Wijnaldum, Keita, Fabinho, Salah, Mane, Firmino

Kaydka: Mignolet, Henderson, Sturridge, Lallana, Origi, Camacho, Alexander-Arnold

Bournemouth: Boruc, Cook, Ake, Rico, Smith, Lerma, Gosling, Surman, Ibe, King, Fraser

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here