Shanta Xiddig Ee Ugu Orodka Badan Horyaalka La Liga Xilli Ciyaareedkan Oo La Soo Saaray & Lama Filaan Lagu Arkay.

Qaar ka mid ah xiddigaha ugu orodka badan ayaa laga heli karaa horyaalka La Liga waxana lagu arkay shanta xiddig ee ugu orodka badan ilaa haatan xilli ciyaareedkan.

Xiddigaha Gareth Bale, Ousmane Dembele and Luis Advincula ayaa si fiican loogu yaqaanaa orodka badan ee ay ku caan bexeen.

Laakiin arinta la yaabka leh ayaa ah in saddexdoodaba laga dhex waayay xiddigaha ugu orodka badan ilaa haatan xilli ciyaareedjan.

Sida laga soo xigtay Movistar+’s ‘El Tercer Tiempo’ show 5 xiddig oo ka mid ah kooxaha ugu yar-yar horyaalka La Liga ayaa ah kuwa ugu orodka badan horyaalka La Liga.

Halkan Hoose Kaga Bogo Shanta xiddig ee ugu orodka badan:

Sergio Postigo (Levante), 34.99 km/h
Portu (Girona), 34.99 km/h
Ximo Navarro (Alaves), 34.97 km/h
Jony (Alaves), 34.95 km/h
Inaki Williams (Athletic), 34.91 km/h

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here