Sergio Aguero ayaa khilaaf soo kala dhex galay xiriirka FA-ga Argentina kadib markii laga hor istaagay in uu ku booqdo kooxda Lionel Scaloni ee ku sugan xerada tababarka ee koobka adduunka.

Aguero, oo 34 jir ah, oo 101 kulan u saftay dalkiisa, ayaa u duulay Qatar si uu u taageero Lionel Messi iyo Xulkiisa.

Halyeyga Manchester City ayaa la yaabay markii loo sheegay in aqoonsiga saxda ah aan la diyaarin karin waqtigii loogu talagalay inuu nasiib u rajeeyo wiilasha Lionel Scaloni ka hor kulanka Saudi Arabia. Waxayna niyad jabkiisa isu rogtay cadho isagoo lagu casuumay inuu waqti la qaato xulka Spain.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here