Saddex Daafac Oo 24 Saac Gudohood Lala Xiriiriyay Man United & Qorshohooda Oo La Ogaaday

0

Waxa aad garan kartaa marka aad si aad ah u doonayso daafac dhexe iyo marka 3 daafac gudohood si xoogan laguula xiriiriyo muddo 24 saac gudohood ah.

Waxa aan qarsoodi ahayn in ay Man United u baahan tahay in ay horumariso daafaceeda dhexe.

Sidaas darteed taageerayaasha man United ayaa ku farxi doona in ay maqlaan qorshaha u dagsan ee ay ku xalinayaan dhibaatada daafaca.

Laakiin saxiixyadeed dhici doona inta lagu jiro January?

Sida ay sheegayaan wararku shir muhiim ah ayaa u qorshaysan in uu doco maalmaha yar ee soo socda si ay go,aan u gaadhaan.

Dhanka kale kooxda Aayaa muddo 24 saac godohood ah si xoogan loola xiriiirinayay daafacyo 3 ah.

Daafaca 1-aad ayaa ah xiddiga daafac Midig uga ciyaara kooxda Fc Porto ee Eder Militao kaas oo lagu qiimeeyo 42 milyan oo euro waxana ay kula tartamaysaa kooxaha Real Madrid iyo Liverpool.

Mida 2-aad ayaa ah xiddiga kooxda Lazio ee Nikola Milenkovic kaas oo lagu qiimeeyo 45 milyan oo euro waana xiddig ay United doonaysay ilaa intii uu jose Mourinho joogay.

Xiddiga ugu dambeeya ee 3-aad ayaa ha xiddiga kooxda Roma ee Kostas the Manolas kaas oo heshiiskiisa lagu bur-burin karo 32 milyan oo euro waxana la sheegayaa in ay in ay haatanba dalab u saareen miiska iyaga oo diyaar ula ah mushahar dhan 5 milyan oo euro sanadkii.

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here