RASMI: Wolves vs Manchester United & Isku Aadka 8 Dhamaadka FA Cup-ka Oo La Soo Saaray.

Waxa si Rasmi ah loo soo saaray Isku aadka wareega 8 dhamaadka ah ee tartanka FA Cup-ka kadib markii la dhamaystiray kulankii ugu dambeeyay.

Kooxaha Man City iyo Man United ayaa ah kooxaha kaliya ee waaweyn ee u soo baxay wareega 8 dhamaadka tartanka FA Cup-ka iyada oo laga reebay dhamaan kooxaha waaweyn ee kale.

Isku aadka ayay ka soo bexeen kulamo isku dheeli tiran iyada oo ay kooxaha Man City iyo Man United kala badbaadeen kuna kala dheceen kooxo kale.

Kulamada ayaa la ciyaari doonaa 15 bisha March maalin ku beegan billowga todobaadka iyada oo halka dambe laga go,aamin doono kooxaha bar-baraha ku kala baxa.

Halkan Hoose Kaga Bogo Isku Aadka:

Swansea City vs Man City

Watford vs Crystal Palace

Wolves vs Manchester United

Millwall vs Brighton

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here