RASMI: Santiago Solari Oo Soo Saaray Liiska xiddigaha Uu Kaga Hor Tagi Doono Atletico Madrid

0

Tababaraha Kooxda Real Madrid Santiago Solari ayaa soo saaray Liiska 20-ka xiddig ee uu kaga hor tagi doono kooxda Atletico Madrid kulan ka tirsan horyaalka La Liga.

Solari ayaa liiska gabi ahaan ka reebay xiddiga khadka dhexe uga ciyaara ee Isco kaas oo ku seegay dhaawac soo gaadhay dartiis.

Sidoo kale Liiska ayaa laga dhex waayay goolhayaha 3-aad ee Luca Zidane iyo daafaca qaab ciyaareedka cajiibka ah ku jira ee Álvaro Odriozola

Halkan Hoose Kaga Bogo Liiska xiddigaha Uu Solari u soo xushay kulanka;

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here