RASMI: Santiago Solari Oo Soo Saaray Liiska Xiddigah Uu Kaga Hor Tagi Doono Barcelona

Tababaraha Kooxda Real Madrid ee Santiago Solari ayaa soo saaray Liiska xiddigaha uu kaga hor tagi doono kooxda Barcelona.

Tababare Solari ayaa Liiska ku soo daray xiddigaha Sergio Ramos iyo Varane oo ay dhaawacyo ka soo gaadheen kulankii Arabacadii.

Dhanka kale waxa Liiska ku soo baxay xiddiga ay taageerayaasha Real Madrid iloobeen ee Isco kaas oo ka soo kacay dhaawac.

Sidoo kale waxa Ku jira iiska xiddiga dhaawacu dishooday ee Vallejo kaas oo aan muddo dheer u ciyaarin kooxdiisa Real Madrid.

Halkan Hoose Kaga Bogo Liiska xiddigaha Real madrid ee ka hor tagi Doona Barcelona:

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here