RASMI: Santiago Solari Oo Soo Saaray Liiska 20-ka Xiddig Ee Uu Kaga Hor Tagi Doono Espanyol, Bale Ayaa Soo Laabtay

Tababaraha Kooxda Real Madrid ee Santiago Solari ayaa soo saaray Liiska 20-ka xiddig ee uu kaga hor tagi doono kooxda Espanyol kulan ka tirsan horyaalka La Liga.

Tababaraha ayaa Liiska ku soo daray Kala badh xiddigihii dhaawaca uga maqanaa kooxdiisa isaga oo dib u helay xiddigo muhiim ah.

Xiddiga Gareth Bale ayaa ku soo laabtay Liiska kooxdiisa kadib markii uu dhaawaca ka soo laabtay kaas oo u diiday kulmo badan.

Kaliya xiddigaha Marco Asensio iyo Keylor Navas ayaa ah xiddigaha muhiimka ah ee Liiska Real Madrid ka maqan kulanka Espanyol.

Halkan Hoose Kaga Bogo Liiska xiddigaha uu Solari soo xushay:

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here