RASMI: Saddexda Tababare Ee U Tartami Doona Abaalmarinta Tababaraha Ugu Fiicnaa Bishii January Premier Leageu Oo La Soo Saaray

Waxa la soo saaray Liiska tababarayaasha u tartami doona abaalmarinta tababarihii ugu fiicnaa bishii January ee la soo dhaafay.

Tababarayaasha Dyche, Hasenhuttl & Solskjaer ayaa u tartami doona ku guulaysiga abaalmarintan kadib markii ay kooxohooda ku hogaamiyeen guulo.

Solskjaer ayaa Man United ku hogaamiyay 3 guulood oo ay kooxdiisu ka gaadhay Newcastle, Tottenham, Brighton halka ay kooxdiisu bar-baro la gashay kooxda Burnley.

Tababare Ralph Hasenhuttl ayaa kooxdiisa Southampton la soo qaatay bil cajiib ah kadib markii uu ku hogaamiyay 2 guulood iyo laba bar-baro.

Sean Dyche ayaa dhankiisa kooxda Burnley ku hogaamiay 2 guulood iyo 2 bar-baro isaga oo waliba bar-baraha la galay Man United.

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here