RASMI: Liverpool Oo Waayi Doonta Adeega Daafaca Andy Robertson Wareega 8 Dhamaadka, Sabab

0

Kooxda Liverpool ayaa si Rasmi ah u wayday adeega xiddiga daafaca Bidix uga ciyaara ee Andy Robertson kadib markii uu kaadhka digniinta qaatay daqiiqadihii ugu dambeeyay.

Andy Robertson ayaa ku seegi doona ganaax lugta 1-aad ee wareega 8 dhamaadka tartanka champions league kadib markii uu 2 digniin qaatay.

Warkana ayaa dhirbaaxo ku ah Liverpool marka loo eego in uu ka mid yahay xiddigaha ugu fiican kooxda Liverpool xilli ciyaareedkan.

Digniinta loo taagay Andy Robertson ayaa la macno ah in uu seegi doono lugta 1-aad ee kulanka 8 dhamaadka tartanka champions League.

Andy Robertson ayaa kaadhka dagniinta ah qaatay daqiiqadihii ugu dambeeyay taas oo ka naxaajisay taageerayaasha Reds marka loo eego in ay ciyaartu dhamaatay oo ayna ahyn in uu khaladka galo.

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here