RASMI: Liiska Xiddigaha Man United Ee Ka Hor Tagi Doona PSG Oo La Soo Saaray & 10 Xiddig Oo Ka Maqan

Man United ayaa u duushay Paris ka hor kulankooda champions league ee ay la ciyaari doonaan kooxda PSG.

United ayaa doonaysa in ay ka soo laabato guuldaro 2/0 ah oo ay kala kulantay PSG lugtii hore kulan ka dhacay Old Trafford.

Solskjaer ayaa waayi doona 10 xiddig kulankan sabab la xidhiidha dhaawacyo iyo waliba ganaax ku habsaday Man United.

Paul Pogba ayaa kulanka ku seegi doona ganaax kadib markii uu kaadhka cas qaatay lugtii hore ee ka dhacday Old Trafford.

Solskjaer ayaa soo saaray Liiska uu kaga hor tagi doono PSG iyada oo ay ku jiraan 5 xiddig oo da,yar ah.

Halkan Hoose Kaga Bogo liiska xiddigaha Uu Tababaruhu soo saaray:

De Gea, Romero, Grant; Bailly, Dalot, Lindelof, Rojo, Shaw, Smalling, Williams, Young; Fred, Garner, Gomes, McTominay, Pereira; Chong, Greenwood, Lukaku, Rashford.

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here