RASMI: Ernesto Valverde Oo Soo Saaray Liiska Xiddigaha Uu Kaga Hor Tagi Doono Valencia

Tababaraha Kooxda Barcelona ee Ernesto Valverde ayaa soo saaray Liiska xiddigaha uu kaga hor tagi doono kooxda Valencia kulan ka tirsan horyaalka La Liga.

Barcelona ayaa waayi doonta adeega xiddiga khadka dhexe ee Sergio Busquets kaas oo ganaax ku seegi doona kulankan muhiimka ah.

Si La Mid ah waxa wali shaxda ka maqan xiddiga Dembele kaas oo kulankan ku seegi doona dhaawac uuna wali ka soo kabsan.

Laakiin Valverde ayaa dhanka kale soo xushay dhamaan xiddigaha ugu muhiimsan ee taamka ah si uu uga soo xusho shaxdiisa kulanka caawa.

Halkan Hoose Kaga Bogo Liiska uu tababaruhu soo xushay:

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here