RASMI: Ernesto Valverde Oo Soo Saaray Liiska Xiddigaha Uu Kaga Hor Tagi Doono Eibar

Tababaraha Kooxda Barcelona ee Ernesto Valverde ayaa soo saaray Liiska xiddigaha uu kaga hor tagi doono kooxda Eibar kulan ka tirsan horyaalka La Liga.

Valverde ayaa dhamaan dib ugu yeedhay xiddigihii seegay kulankii Copa Del Rey-ga ee ay ugu horeeyaan xiddigaha Messi iyo Suarez.

Dhanka kale saxiixa Cusub ee Barcelona Murillo ayaa isha ku haya in uu markii ugu horaysay ka soo muuqdo horyaalka La Liga isaga oo xiddig Barcelona ah.

Waxa Liiska ka maqan xiddigaha ay ka midka yihiin Umtiti, Varmaelen Rafinha kuwaas oo dhaawac uga maqan kooxda Barceloa.

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here