RASMI: Chelsea vs Manchester United & Isku Aadka FA Cup-ka Oo La Soo Saaray.

Waxa Si Rasmi ah loo soo saray isku aadka tartanka FA Cup-ka wareegiisa 5-aad kaas oo ay ka soo bexeen kulamo xiiso leh.

Kooxaha Manchester City, United & Chelsea ayaa ah kooxaha ugu waaweyn ee ku Hadhay tartanka FA Cup-ka wareega 5-aad.

Arsenal, Tottenham iyo Liverpool ayaa dhamaantood wareegayadii hore ee la soo dhaafay iyaga oo aan haatan ka mid ahayn tartanka.

Kooxaha da,yarka ah ee tartanka ku hadhay ayaa dhankooda sugi doona kooxaha ay ku aadi doonaan wareega 16-ka tartanka FA Cup-ka.

Halkan Hoose Kaga Bogo Isku Aadka FA Cup-ka oo dhamaystiran:

Bristol City vs Shrewsbury/Wolves

AFC Wimbledon vs Millwall

Doncaster vs Crystal Palace

Middlesbrough/Newport vs Manchester City

Chelsea vs Manchester United

Swansea vs Barnet/Brentford

Portsmouth/QPR vs Watford

Brighton/West Brom vs Derby

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here