RASMI: Burnley Vs Man City, Arsenal Vs Man United & Isku Aadka Wareega 4-aad Ee FA Cup-ka Oo La Sameeyay.

Waxa si Rasmi ah loo soo saaray Isku aadka wareega 4-aad ee tartanka FA Cup-ka kaas oo ay ka soo bexeen kulamo isku dheeli tiran.

Lama filaanka FA Cup-ka ayaa ah ina y Liverpool noqotay kooxdii ugu horaysay ee macasalaamaysa waaweyn-ka premier League halka ay kooxaha kel dhamaantoos oo wada bexeen.

Waxa jira dhanka kale kooxo bar-baro galay kuwaas oo ciyaari doona kulan ku celis ah wakhtiga soo socda kaas oo ah 15 iyo 16 bisha Janaury ee aynu haatan ku jirno.

Hadaba Halkan Hoose Kaga Bogo Isku aadka oo dhamaystiran:

Swansea vs Gillingham
Wimbledon vs West Ham
Shrewsbury/Stoke vs Wolves
Millwall vs Everton
Brighton vs West Brom
Bristol City vs Bolton
Accrington vs Derby/Southampton
Doncaster vs Oldham
Chelsea vs Sheffield Wednesday/Luton
Newcastle/Blackburn vs Watford
Middlesbrough vs Newport
Man City vs Burnley
Barnet vs Brentford
Portsmouth vs QPR
Arsenal vs Man Utd
Crystal Palace vs Tottenham

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here