RASMI: 8 Kooxood Ee Isugu Soo Hadhay Quarter-Final-ka Champions League

0

Waxa si Rasmi ah loo dhamaystiray wareega 16-ka tartanka champions league iyada oo caawa la buuxiyay 2-dii boos ee ugu dambeeyay ee 8 dhamaadka.

Kooxaha Liverpool & Barcelona ayaa dhamaystiray 8-da kooxood ee wareega 8 dhamaadka tartanka champions league kadib guulihii ay gaadheen.

Kooxda Barcelona ayaa guul weyn oo 5/1 ah ka gaadhay kooxda Lyon iyaga oo si xarago leh oo ayna ku dhibtoon ugu gudbeen wareega xiga.

Dhanka Kale Liverpool ayaa si fiican ugu soo baxday wareega xiga kadib guul weyn oo 3/1 ah oo ay ka gaadheen kooxda Bayern Munich.

Liverpool iyo Barcelona ayaa buuxiyay wareega xigana kula biiray kooxaha Tottenham, Ajax, Man United, Porto, Ma City iyo Juventus.

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here