Muuqaal Waali Ah: Daawo Sidii Uu Roberto Firmino U Galay Xiddigaha Arsenal, Dhulka Ayuu Wada Seexiyay

0

Kooxda Liverpool ayaa guul weyn ka gaadhay dhigeeda Arsenal kulan ka dhacay Anfield kana tirsanaa horyaalka premier League todobaadkiisii 20-aad.

Xiddiga Liverpool ee Roberto Firmino ayaa ahaa xiddiga garoonka kadib saddexley uu ka dhaliyay kooxda Arsenal waliba baa,ba,saday.

Xiddiga reer Brazil ayaa sidii Lionel Messi daad ka dhigay xiddigaha Arsenal iyaga oo dhulka ku daatay sidii roobka

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here