Messi, Mbappe & Cristiano Ronaldo Oo Isku Baacsanaya Tartanka Gool Dhalinta Kabta Dahabka Ah Ee Yurub.

0

Inkasta oo ayna goolashoodu ka caawin kooxohooda in ay todobaadkan helaan 3-da dhibcood laakiin xiddigaha Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi ayaa min laba gool isugu jawaabay tartanka loogu jiro tartanka gool dhalinta yurub.

Kylain Mbappe oo haatan dhankiisa dhexda ugu jira 2-da xiddig ayaa dhankiisa ku tartamaya tartanka xilli ciyaareedkan.

10-ka xiddig ee ugu sareeya waxa ku jira xiddigo si lama filaan ah loogu arkay waliba wacdaro u dhigaya xilli ciyaareedkan.

Xiddigaha Fabio Quagliarella (Sampdoria), Nicolas Pepe (Lille) & Duduvan Zapata (Atalanta) ayaa ka mid ah xiddigaha lama filaanka ah ee tartanka ku jira sanadkan.

Dhanka kale xiddigaha Mohamed Salah, Robert Lewandowski Iyo Harry Kane ayaa sidoo kale ku jira Liiska xiddigaha ku jira tartanka.

Messi 21 goals (42 Dhibcood)

Mbappé 18 goals (36 Dhibcood)

Ronaldo 17 goals (34 Dhibcood)

Salah 16 goals (32 Dhibcood)

Cavani 16 goals (32 Dhibcood)

Quagliarella 16 goals (32 Dhibcood)

Pépé 16 goals (32 Dhibcood)

Liliu 31 goals (31 Dhibcood)

Zapata 15 goals (30 Dhibcood)

Aubameyang 15 goals (30 Dhibcood)

Luis Suárez 15 goals (30 Dhibcood)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here