Falanqeyn Xoogan ayaa ka socota guud ahaan Warbaahinta Caalamka kuwooda Ciyaaraha Falanqeya iyadoo Xulka Argentin si fudud loogu dubtay kulankooda ugu horeeyay ee koobka Aduunka.

Sacuudiga ayaa gool looga hormay iska keenay kadibna Hogaanka u qabtay ciyaarta Waxana uu difaac adag ka sameestay Goolkaasi.

Guusha Sacuudiga kadib waxaa lasoo bandhigay Afar Arimood oo loo arko inay sabab u ahaayeen guuldarada Xulka loo Saadaalinayay koobka Aduunka.

1 Taageerayaasha Garoonka oo Sacuudiga u badnaa

2 Argentin oo isku haleesay Xidig Dhaawac iyo is.ilaalin ku jira Waa Messi.

3 Goolka Argentin kadib oo ay Fududeesteen Xulka Saudiga.

4 Offside-ka oo in badan goolal ka diiday Argentin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here